“Xakha Muwaadinka lagu leeyahay” Waxaa aalaba la is weydiyaa Dowladda dhexe lagama helin xakhi ay Muwaadininta lahayeen, Balsa an u dhigno si kale Muwaadinka ma laga helay waajibkii looga Bahna ee Muwaadin nimo? Waxaa Muwaadinka lagu leeyahay wajibaad badan oo looga bahan yahay Sida Bixinta Canshuuraha qaranka. Ilaalinta sharciga iyo u hogaansanaanta khawaniinta dalka. Ilaalinta Degaanka iyo gacan siinta la dagaalanka nabaad guurinta. Gacan siinta laamaha ammanka iyo heyadaha cadaalada dalka. Dowladd ma jiri karto mana gudan karayso Fullinta adeegyada aasadiga ah ee bulshada Canshuurta qaranka Oo an laga helin Bulshada si loogu celiyo Bulshada, Shuruucda qaranka Waa midka u Hogansankiisa iyo ilaalintiisa looga bahan yahay Muwaadin; Shuruuc iyo kala dambeyn dal an lehey uma guntan karayo Jaho Horuumar, Ilaalinta degaanka Kuwa looga bahan yahay Waa bulshada Kuwa nabaad guurka ku hayane Waa kuwo ka mid ah isla bulshada, Laamaha ammanka qa...
DanGuud Forum Waa Gole Furan oo aan eheyn Dowli Ama Manaaficid an lagu dooneyn, kana shaqeeynayo sida looga dhabeeyn lahaa kaalimaha hoos ku xusan Kuwas oo Hirgalintoodu Waxbadan usoo kordhin doonto Umadda iyagoo ka XOR ah Qeybsanaanta si wada Jir ahna u wajahdo xaalada iyo dhibaatoyinka Bulshada kusoo noqnoqda Sahan wanaagsana iyo Mustaqbal Ifaayana u horseedi doona dalka iyo dadka soomaaliyeed Taas oo loo Marinayo Doodd cilmiyeedyo lagu wadaago Aragtida Bulshada,Siyaasada iyo Dhaqanka Dhaqaalaha Umadda Herka u Joogo iyo hiigsiga oo lagu odoroosayo insha allah Baraha Bulshada ku kulanto iyo Aaladaha casriga ah ee internet Golayaashisa oo dhan; TaboBarro sare loogu qaadayo xirfadaha shaqo iyo fursado loo aburayo Bulshada intooda leh HalAbuurka leh Sidoo kole waxaa noo Muhiim ah Tayeenta iyo Sare u qaadista Afka, dhaqanka iyo dhiiri gelinta Aqris qorista soomaaliga. Waxaana kusoo dhaweeyneeynaa Qofkasto oo...