DanGuud Waa Gole ka Abuurmay Baahida bulshada,
Sida waxBarashada dalka
Ammanka Qaranka; Sinaanta iyo Cadaalada;
Nabaad Guurka Degaanka iyo xuquuqda insanka oo dhamaantod
Marayo meel an wanaagsaneeyn
Waxaan ka shaqeeyna Sidii cilmiBaris soomaaliyeed loogu heli lahaa dhibtaas culus,
Wacyigelin heerkedu sareeyso loo garsiin laha umadda;
Loona abuuri lahaa Jawi Nabaddeed oo ku dhisan sinaan iyo iskaashi soomaaliyeed,
“Danta Guud ayaa Na Mideeyso” Waa Halheyska kooxdeena waana hubaal
Dhamaan arimaha ku cusan qeybta sare ee qormadan in ay yihin DanGuud ee maqan
Hanaankeedi iskaashi ee noolen kari lahaa oo ilaalin lahaa,
Ilahey Towfiiqda hana waafajiyo
Mahadsanidiin
W/Q: Mohammed Alikar
Agaasimaha DanGuud

Comments
Post a Comment