DanGuud Forum
Waa Gole Furan oo aan eheyn Dowli Ama Manaaficid an lagu dooneyn,
kana shaqeeynayo sida looga dhabeeyn lahaa kaalimaha hoos ku xusan
Kuwas oo Hirgalintoodu Waxbadan usoo kordhin doonto Umadda
iyagoo ka XOR ah Qeybsanaanta si wada Jir ahna u wajahdo xaalada iyo dhibaatoyinka Bulshada kusoo noqnoqda
Sahan wanaagsana iyo Mustaqbal Ifaayana u horseedi doona dalka iyo dadka soomaaliyeed
Taas oo loo Marinayo Doodd cilmiyeedyo lagu wadaago Aragtida Bulshada,Siyaasada iyo Dhaqanka Dhaqaalaha Umadda Herka u Joogo iyo hiigsiga oo lagu odoroosayo
insha allah
Baraha Bulshada ku kulanto iyo Aaladaha casriga ah ee internet Golayaashisa oo dhan;
TaboBarro sare loogu qaadayo xirfadaha shaqo iyo fursado loo aburayo Bulshada intooda leh HalAbuurka leh
Sidoo kole waxaa noo Muhiim ah
Tayeenta iyo Sare u qaadista Afka, dhaqanka iyo dhiiri gelinta Aqris qorista soomaaliga.
Waxaana kusoo dhaweeyneeynaa
Qofkasto oo Soomaaliyeed
Mahadsanidiin
Comments
Post a Comment